Boqor caan ah oo Xabsi guri galiyay Walaalkiis kadib markii uu ka shakiyay !!

Boqortooyada Urdun ayaa xabsi guri galisay Amiirkii mar ahaan jiray dhaxal sugaha taajka boqortooyada Urdun Amiir Xamsa Bin Xuseen, kadib markii uu ku dhaqaaqay falal uusan jecleesan walaalkiis ka weyn Boqor Cabdalla. Muuqaal uu soo duubay Amiir Xamsa Bin Xuseen, ayuu ku sheegay in la galiyay xabsi guri, waxa uuna ku eedeeyay Boqortooyada uu hogaamiyo … Continue reading Boqor caan ah oo Xabsi guri galiyay Walaalkiis kadib markii uu ka shakiyay !!